Online Bible

- Advertisements -




Markos 1:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Isaga oo aan waqti lumin ayuu u yeeray, iyagana aabahood Sebedi iyo nimankii shaqaalaha ahaa ayey doontii uga tageen oo Ciise ayey raaceen.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Markiiba wuu u yeedhay. Kolkaasay aabbahood Sebedi iyo shaqaalayaasha kaga soo tageen doonnida, oo isagay raaceen.

See the chapter Copy

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

20 waẖay kabayen shabag todha. Markiba waẖu uyerey ayaka, waẖay kuḋafen aba hodha Sebedayo donida ḋaẖdedha iyo kuwi ijarada, wayrae̱n asaga.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

20 Markiiba wuu u yeedhay. Kolkaasay aabbahood Sebedi iyo shaqaalayaasha kaga soo tageen doonnida, oo isagay raaceen.

See the chapter Copy




Markos 1:20

Follow us:

Advertisements


Advertisements