Markos 1:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Ciise goortii uu biyaha kasoo baxayay ayuu arkay samada oo furantay, iyo Ruuxa Quduuska ah oo ugu soo kor dagaya sida qoolley ahaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH10 Markiiba intuu biyihii ka soo baxay wuxuu arkay samooyinkii oo kala dillaacay iyo Ruuxii oo sidii qoolley oo kale dushiisa ugu soo degaya. See the chapterMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)10 Markiba, kolku kabeẖey biyaha, waẖu arkey i̱rka okaladilae̱y, o Nafta sidi gholey kusodegtey korkisa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah10 Markiiba intuu biyihii ka soo baxay wuxuu arkay samooyinkii oo kala dillaacay iyo Ruuxii oo sidii qoolley oo kale dushiisa ugu soo degaya. See the chapter |