Luukos 9:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 qaarna waxey dheheen Eliyaas ayaa soo laabtay, kuwa kalana waxey u maleeyeen nebiyadii hore iney nolosha ku soo laabteen. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH8 qaarna waxay yidhaahdeen, Eliyaas ayaa soo muuqday, qaar kalena waxay yidhaahdeen, Nebi nebiyadii hore ah ayaa soo sara kacay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah8 qaarna waxay yidhaahdeen, Eliyaas ayaa soo muuqday, qaar kalena waxay yidhaahdeen, Nebi nebiyadii hore ah ayaa soo sara kacay. See the chapter |