Luukos 9:61 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub61 Mid kalana wuxuu yiri, “Rabbiyow, waan ku raacayaa, laakiin marka hore iga yeel inaan tago oo aan soo macsalaameeyo reerkeyga.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH61 Mid kale ayaa yidhi, Sayidow, waan ku raacayaa, laakiin horta ii oggolow inaan kuwa gurigayga jooga ku soo idhaahdo, Nabadgelyo. See the chapterKitaabka Quduuska Ah61 Mid kale ayaa yidhi, Sayidow, waan ku raacayaa, laakiin horta ii oggolow inaan kuwa gurigayga jooga ku soo idhaahdo, Nabadgelyo. See the chapter |