Luukos 9:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub44 “Si fiican u dhageysta waxaan idiin sheegi rabo, Wiilka Aadanaha waxaa loo gacangelin doonaa dad.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH44 Hadalladanu ha galeen dhegihiinna, waayo, Wiilka Aadanaha ayaa dadka loo gacangelin doonaa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah44 Hadalladanu ha galeen dhegihiinna, waayo, Wiilka Aadanaha ayaa dadka loo gacangelin doonaa. See the chapter |