Luukos 9:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub39 Oo ruuxyo wasakh leh ayaa qabta, wuu qayliyaa, dhulka ayey ku tuuraan oo wiilkuna afka ayuu ka xumbeeyaa. Ruuxan wasakhda lehna kama baxo wiilkan, oo noloshiisa ayey ka haleynayaa. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH39 oo bal eeg, jinni baa qabsada, oo dhaqsiba wiilkaa qayliya, jinniguna waa gilgilaa, oo wiilku afkuu ka xumbeeyaa; dhib ayaa jinnigu kaga baxaa, isagoo aad u burburinaya. See the chapterKitaabka Quduuska Ah39 oo bal eeg, jinni baa qabsada, oo dhaqsiba wiilkaa qayliya, jinniguna waa gilgilaa, oo wiilku afkuu ka xumbeeyaa; dhib ayaa jinnigu kaga baxaa, isagoo aad u burburinaya. See the chapter |