Luukos 9:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Siddeed maalmood Ciise goortuu waxyaalahan sheegay kadib, wuxuu kaxaystay Butros, Yooxanaa iyo Yacquub oo waxey isla tageen buurta korkeeda si ey u soo duceystaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH28 Abbaaraha siddeed maalmood hadalladan dabadood waxaa dhacay inuu waday Butros, iyo Yooxanaa, iyo Yacquub, oo buurtuu fuulay inuu ku tukado, See the chapterKitaabka Quduuska Ah28 Abbaaraha siddeed maalmood hadalladan dabadood waxaa dhacay inuu waday Butros, iyo Yooxanaa, iyo Yacquub, oo buurtuu fuulay inuu ku tukado, See the chapter |