Luukos 9:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Mid walboo aniga iyo ereygayga ceeb ku dareemaya, Wiilka Aadanahuna wuu diidi doonaa goortii uu ku yimaado ammaantiisa iyo ammaanta Aabihiis iyo tan malaa’igta quduuska ah. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH26 Maxaa yeelay, ku alla kii ka xishooda aniga iyo ereygaygaba, Wiilka Aadanaha ayaa ka xishoon doona isaga, goortuu ku yimaado ammaantiisa iyo ammaanta Aabbihiis iyo tan malaa'igaha quduuska ah. See the chapterKitaabka Quduuska Ah26 Maxaa yeelay, ku alla kii ka xishooda aniga iyo ereygaygaba, Wiilka Aadanaha ayaa ka xishoon doona isaga, goortuu ku yimaado ammaantiisa iyo ammaanta Aabbihiis iyo tan malaa'igaha quduuska ah. See the chapter |