Online Bible

- Advertisements -




Luukos 9:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Wuxuu yiri, “Wiilka Aadanahu waa inuu in badan silcaa oo xitaa ey diidaan odayaasha, gudoomiyayaasha wadaaddada iyo macalimiinta sharciga. Waana la dili doonaa oo maalinta saddexaad ayuu soo sarakici doonaa.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 isagoo leh, Waxay waajib ugu tahay Wiilka Aadanahu inuu wax badan ku xanuunsado, oo ay waayeellada iyo wadaaddada sare iyo culimadu diidaan, oo la dilo, oo maalinta saddexaad la sara kiciyo.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

22 isagoo leh, Waxay waajib ugu tahay Wiilka Aadanahu inuu wax badan ku xanuunsado, oo ay waayeellada iyo wadaaddada sare iyo culimmadu diidaan, oo la dilo, oo maalinta saddexaad la sara kiciyo.

See the chapter Copy




Luukos 9:22

Follow us:

Advertisements


Advertisements