Luukos 9:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Kadibna wuu diray si ey dadka oo dhan ugu wacdiyaan boqortooyada Illaahey oo cuduradoodana uga bogsiiyaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 Wuuna diray inay boqortooyadii Ilaah ku wacdiyaan dadka oo ay bogsiiyaan kuwa buka. See the chapterKitaabka Quduuska Ah2 Wuuna diray inay boqortooyadii Ilaah ku wacdiyaan dadka oo ay bogsiiyaan kuwa buka. See the chapter |