Luukos 8:52 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub52 Markaasna dadka meesha joogay oo dhan wey ooynayeen oo wada barooranayeen, Ciise wuxuu dadkii ku yiri, “Ha ooyina, waayo gabadhu ma dhimanin ee wey jiiftaa.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH52 Kulligood waxay u ooyayeen oo u barooranayeen iyada, laakiin wuxuu ku yidhi, Ha ooyina, iyadu ma dhiman, waase huruddaa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah52 Kulligood waxay u ooyayeen oo u barooranayeen iyada, laakiin wuxuu ku yidhi, Ha ooyina, iyadu ma dhiman, waase huruddaa. See the chapter |