Luukos 8:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub42 Waayo gabar uu kaligeed ilmo ka lahaa oo laba iyo toban jir ah ayaa sakaraad ahayd. Ciise goortii uu la baxayay ninkii, dad badan ayaa kusoo ag ururay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH42 Waayo, gabadh keliya buu lahaa, iyadoo abbaaraha laba iyo toban sannadood jirtay, wayna sakaraadaysay. Laakiin intuu socday dadkii badnaa ayaa cidhiidhiyey. See the chapterKitaabka Quduuska Ah42 Waayo, gabadh keliya buu lahaa, iyadoo abbaaraha laba iyo toban sannadood jirtay, wayna sakaraadaysay. Laakiin intuu socday dadkii badnaa ayaa cidhiidhiyey. See the chapter |