Luukos 8:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub40 Haddaba Ciise goortuu ku soo laabtay dhinaca kale ee warta, dad badan ayaa soo dhaweeyay waayo wey sugayeen. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH40 Markii Ciise noqday ayaa dadkii badnaa farxad ku qaatay, waayo, way wada sugayeen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah40 Markii Ciise noqday ayaa dadkii badnaa farxad ku qaatay, waayo, way wada sugayeen. See the chapter |