Luukos 8:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Ruuxyadii wasakhda lahaana markey kasoo baxeen ninkii waxey galeen doofaarradii, isla markiiba doofaarradii ayaa hoos u daadagay oo ku yaacay warta, biyihii ayaana laqay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH33 Markaasay jinniyadii ninkii ka baxeen oo doofaarradii galeen. Daqsintiina jarka hoos bay uga yaacday ilaa badda, wayna ku bakhtiyeen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah33 Markaasay jinniyadii ninkii ka baxeen oo doofaarradii galeen. Daqsintiina jarka hoos bay uga yaacday ilaa badda, wayna ku bakhtiyeen. See the chapter |