Luukos 8:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 waxaa kale oo la socday dumar laga soo bogsiiyay ruuxyo xun iyo cudurro. Kuwaasi waxaa ka mid ahaa Maryantii reer Magdala, tii toddobada ruux ee wasakhda lahaa laga soo saaray, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 iyo naago laga bogsiiyey jinniyo shar leh iyo cudurro. Waxay ahaayeen Maryantii la odhan jiray tii reer Magdala, ee toddoba jinni ka baxeen, See the chapterKitaabka Quduuska Ah2 iyo naago laga bogsiiyey jinniyo shar leh iyo cudurro. Waxay ahaayeen Maryantii la odhan jiray tii reer Magdala, ee toddoba jinni ka baxeen, See the chapter |