Luukos 7:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Ciise markii uu arintaas maqlay, aad ayuu ula yaabay. Markaas ayuu dadkii badnaa ee la socday u jeestay oo ku yiri, “Waxaan idin ku leeyahay, weligey ma arkin iimaan sidan oo kale ah xitaa reer binu Israa’iil dhexdooda!” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH9 Goortuu Ciise taas maqlay, wuu ka yaabay, oo intuu dadkii la socday ku jeestay ayuu ku yidhi, Waxaan idinku leeyahay, Rumaysad sidaas u weyn oo kale reer binu Israa'iil kama dhex helin. See the chapterKitaabka Quduuska Ah9 Goortuu Ciise taas maqlay, wuu ka yaabay, oo intuu dadkii la socday ku jeestay ayuu ku yidhi, Waxaan idinku leeyahay, Rumaysad sidaas u weyn oo kale reer binu Israa'iil kama dhex helin. See the chapter |