Online Bible

- Advertisements -

Luukos 7:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Waayo anigu xitaa waxaan ahay qof sharci ku hoos jira, askarna wey iga hooseysaa. Midkood ayaan ku dhahaa, ‘Tag,’ wuuna tagaa, mid kalana waxaan ku dhahaa, ‘Kaalay’ wuuna yimaadaa. Adeegaheyga ayaan ku dhahaa, ‘Waxan samee,’ wuuna sameeyaa.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Waayo, anigu waxaan ahay nin laga sarreeyo, oo askar baa iga hoosaysa. Kan waxaan ku idhaahdaa, Tag, wuuna tagaa; mid kalena, Kaalay, wuuna yimaadaa; midiidinkaygana, Waxan samee, wuuna sameeyaa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:8

Follow us:

Advertisements

Advertisements