Online Bible

- Advertisements -




Luukos 7:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Xitaa uma qalmi inaan kuu imaado oo ku arko. Erey kasoo dheh meeshaad joogtid adeegaheyguna wuu bogsan doonaa.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Saas aawadeed uma aan malaynaynin inaan istaahilo inaan kuu imaado; laakiin hadal dheh, midiidinkayguna waa bogsan doonaa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

7 Saas aawadeed uma aan malaynaynin inaan istaahilo inaan kuu imaado; laakiin hadal dheh, midiidinkayguna waa bogsan doonaa.

See the chapter Copy




Luukos 7:7

Follow us:

Advertisements


Advertisements