Online Bible

- Advertisements -

Luukos 7:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Isla markiiba Ciise wuu raacay. Laakiin inteysan guriga soo gaarin ka hor ayaa boqol u taliyihii soo diray saaxiibadiis si ey Ciise ugu yiraahdaan, “Sayidow ha isku dhibin inaad gurigeyga timaadid, uma qalmo inaad gurigeyga timaado.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Markaasaa Ciise raacay, oo isagoo aan guriga ka fogayn, ayaa boqol-u-taliyihii saaxiibbo u soo diray oo ku yidhi, Sayidow, ha isdhibin, waayo, anigu ma istaahilo inaad saqafka gurigayga hoostiisa soo gashid.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:6

Follow us:

Advertisements

Advertisements