Online Bible

- Advertisements -




Luukos 7:47 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

47 Marka waxaan ku leeyahay, dembiyaasheeda badan waa laga cafiyay, waayo jaceyl weyn ayey i tustay. Laakiin qofka wax yar laga cafiyay wuxuu jeclaadaa in yar.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

47 Sidaa darteed waxaan kugu leeyahay, Dembiyadeedii badnaa waa cafiyan yihiin, waayo, aad bay u jeclayd. Kii wax yar loo dhaafay, ayaa wax yar jecel.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

47 Sidaa darteed waxaan kugu leeyahay, Dembiyadeedii badnaa waa cafiyan yihiin, waayo, aad bay u jeclayd. Kii wax yar loo dhaafay, ayaa wax yar jecel.

See the chapter Copy




Luukos 7:47

Follow us:

Advertisements


Advertisements