Luukos 7:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub44 Kadibna naagtii intuu u jeestay ayuu Simoon ku yiri, “Miyaad u jeedaa naagtaan? Markaan gurigaaga imaaday ma aadan i siinin biyo aan cagaha ku dhaqdo, laakiin iyada cagaheyga waxey ku qooysay ilinteeda kadibna timaheeda ayey ku tirtirtay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH44 Kolkaasuu naagtii u jeestay, oo wuxuu Simoon ku yidhi, Naagtan ma aragtaa? Anigu gurigaagaan galay; biyo cagahayga iima aad siin, laakiin iyadu cagahayga ayay ilmadeeda ku qoysay oo ay timaheeda ku tirtirtay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah44 Kolkaasuu naagtii u jeestay, oo wuxuu Simoon ku yidhi, Naagtan ma aragtaa? Anigu gurigaagaan galay; biyo cagahayga iima aad siin, laakiin iyadu cagahayga ayay ilmadeeda ku qoysay oo ay timaheeda ku tirtirtay. See the chapter |