Luukos 7:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub40 Ciise ayaa fikirkiisi uga jawaabay oo ku yiri, “Simoon waxaan rabaa inaan wax kuu sheego.” Markaas ayuu ku yiri, “Ii sheeg, macalinow.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH40 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Simoonow, hal baan ku leeyahay. Wuxuu yidhi, Dheh, Macallimow. See the chapterKitaabka Quduuska Ah40 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Simoonow, hal baan ku leeyahay. Wuxuu yidhi, Dheh, Macallimow. See the chapter |