Online Bible

- Advertisements -




Luukos 7:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

34 Laakiin Wiilka Aadanaha ayaa yimid isaga oo wax cunaya waxna cabaya, waxaadna tiraahdeen, ‘Waa hunguri weyne oo khamriga ayuu cabaa, wuxuu saaxiib la yahay canshuur qaadayaasha iyo dembiilayaasha.’

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

34 Wiilka Aadanahu waa yimid isagoo wax cunaya oo cabbaya, waxaadna tidhaahdaan, Eeg, waa nin cir weyn oo khamriyacab ah oo saaxiib la ah cashuurqaadayaal iyo dembilayaal.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

34 Wiilka Aadanahu waa yimid isagoo wax cunaya oo cabbaya, waxaadna tidhaahdaan, Eeg, waa nin cir weyn oo khamriyacab ah oo saaxiib la ah cashuurqaadayaal iyo dembilayaal.

See the chapter Copy




Luukos 7:34

Follow us:

Advertisements


Advertisements