Online Bible

- Advertisements -




Luukos 7:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

32 Waa sida caruur meelaha suuqa ah fadhiya oo isku dhahaya, “ ‘Waxaan idiin tunnay muusig, laakiin idinkuna ma eydan ciyaarin, markaas ayaan haddana idiin barooranay, laakiin ma eydan ooyin.’

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

32 Waxay u eg yihiin carruur suuqa fadhida oo isu yeedhyeedhaysa iyagoo leh, Biibiile baannu idiin yeedhinnay, oo waad cayaari weydeen, waannu baroorannay oo waad ooyi weydeen.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

32 Waxay u eg yihiin carruur suuqa fadhida oo isu yeedhyeedhaysa iyagoo leh, Biibiile baannu idiin yeedhinnay, oo waad cayaari weydeen, waannu baroorannay oo waad ooyi weydeen.

See the chapter Copy




Luukos 7:32

Follow us:

Advertisements


Advertisements