Luukos 7:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Boqol u taliyihii ayaa maqlay warka ku saabsan Ciise, markaas ayuu u diray odayaashii Yuhuudda si ey Ciise u weydiiyaan inuu yimaado oo bogsiiyo adoonkiisa. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH3 Goortuu maqlay wax Ciise ku saabsan, ayuu waayeelladii Yuhuudda u diray isaga, oo ka baryay inuu yimaado oo addoonkiisa bogsiiyo. See the chapterKitaabka Quduuska Ah3 Goortuu maqlay wax Ciise ku saabsan, ayuu waayeelladii Yuhuudda u diray isaga, oo ka baryay inuu yimaado oo addoonkiisa bogsiiyo. See the chapter |