Luukos 7:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Kani waa kii uu qoraalku ka qoray isaga oo leh, “ ‘Waxaan hortaada soo diri doonaa wargeeyaheyga, kaasoo jidka kuu sii diyaarin doona inta aadan imaanin ka hor.’ See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH27 Kanu waa kii laga qoray, Eeg, waxaan hortaada soo dirayaa wargeeyahayga, Kan jidkaaga ku sii diyaargarayn doona hortaada. See the chapterKitaabka Quduuska Ah27 Kanu waa kii laga qoray, Eeg, waxaan hortaada soo dirayaa wargeeyahayga, Kan jidkaaga ku sii diyaargarayn doona hortaada. See the chapter |