Online Bible

- Advertisements -




Luukos 7:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

25 Haddeysan sidaas ahayn nin noocee ah ayaad cidlada u tagteen inaad aragtaan? Ma inaad aragtaan nin dhar wanaagsan ku labisan? Maya dadka dharka qaaliga ah ku xaragooda oo nolosha fiican ku jira waxey ku nool yihiin qasriyada.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

25 Laakiin maxaad u baxdeen? Ma waxay ahayd inaad soo aragtaan nin dhar jilicsan qaba? Kuwa dharka wanaagsan qaba oo hodan ku nool waxay joogaan guryaha boqorrada.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

25 Laakiin maxaad u baxdeen? Ma waxay ahayd inaad soo aragtaan nin dhar jilicsan qaba? Kuwa dharka wanaagsan qaba oo hodan ku nool waxay joogaan guryaha boqorrada.

See the chapter Copy




Luukos 7:25

Follow us:

Advertisements


Advertisements