Luukos 7:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Labadii xerta Yooxanaa ahaa ayaa Ciise u yimaadeen oo ku yiraahdeen, “Waxaa na soo diray Yooxanaa Baabtiisaha inaan wax ku weydiino, ‘Miyaad tahay kan imaanaya, mise ku kale ayaan sugnaa?’ ” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH20 Nimankii goortay u yimaadeen, waxay ku yidhaahdeen, Yooxanaa Baabtiisaha ayaa noo soo kaa diray isagoo leh, Miyaad tahay kan imanaya mise mid kalaannu dhawrnaa? See the chapterKitaabka Quduuska Ah20 Nimankii goortay u yimaadeen, waxay ku yidhaahdeen, Yooxanaa Baabtiisaha ayaa noo soo kaa diray isagoo leh, Miyaad tahay kan imanaya mise mid kalaannu dhawrnaa? See the chapter |