Luukos 7:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Xertii Yooxanaa Baabtiisaha ayaa u sheegay Yooxanaa waxyaalihii uu Ciise sameynayay oo dhan. Markaas ayaa Yooxanaa wuxuu wacay laba xertiisa ah, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH18 Yooxanaa xertiisa ayaa waxaas oo dhan uga warrantay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah18 Yooxanaa xertiisa ayaa waxaas oo dhan uga warrantay. See the chapter |