Luukos 7:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Cabsi badan ayaa dadkii oo dhan gashay, oo Illaahey ayey ammaaneen, iyagoo leh, “Nebi xoog leh ayaa dhexdeena kasoo baxay. Illaaheyna dadkiisi ayuu soo booqday.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH16 Kulligood baqdin baa ku wada dhacday, oo Ilaah bay ammaaneen iyagoo leh, Nebi weyn ayaa dhexdeenna ka kacay. Ilaahna waa soo booqday dadkiisa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah16 Kulligood baqdin baa ku wada dhacday, oo Ilaah bay ammaaneen iyagoo leh, Nebi weyn ayaa dhexdeenna ka kacay. Ilaahna waa soo booqday dadkiisa. See the chapter |