Luukos 7:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Markaas ayuu naxashkii u yimaaday oo taabtay, kuwii naxashka wadayna wey istaageen. Isla markii ayuu ku yiri, “Yariisow, waxaan ku leeyahay, soo kac!” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH14 Oo intuu ku soo dhowaaday, ayuu taabtay rabrabtii. Kuwii sidayna way joogsadeen. Markaasuu yidhi, Dhallinyarow, waxaan kugu leeyahay, Kac. See the chapterKitaabka Quduuska Ah14 Oo intuu ku soo dhowaaday, ayuu taabtay rabrabtii. Kuwii sidayna way joogsadeen. Markaasuu yidhi, Dhallinyarow, waxaan kugu leeyahay, Kac. See the chapter |