Online Bible

- Advertisements -

Luukos 7:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Markey magaalada soo galayeen waxey la kulmeen dad meyd wada, wiilka dhintayna wuxuu hooyadiis ku ahaa madi, oo hooyadiisna waxey ahayd carmalad. Dad badan oo magaaladaas ka yimidna wey la jireen.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Oo goortuu iriddii magaalada ku soo dhowaaday, waxaa dibadda loo waday nin meyd ah oo madi u ahaa hooyadiis; iyaduna waxay ahayd carmal. Oo waxaa iyada la jiray dad badan oo magaalada.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 7:12

Follow us:

Advertisements

Advertisements