Luukos 6:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Laakiin Ciise wuu ogaa waxey ku fikirayeen, markaas ayuu ku yiri ninkii gacanta curyaanka ka ahaa, “kac oo dadkoo dhan soo hor istaag.” Isla markiiba ninkii wuu kacay oo meeshii istaagay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH8 Isaguse wuxuu gartay fikirradoodii; goortaasuu ninkii gacanta engegnaa ku yidhi, Kac oo dhexda isa soo taag. Wuuna kacay oo istaagay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah8 Isaguse wuxuu gartay fikirradoodii; goortaasuu ninkii gacanta engegnaa ku yidhi, Kac oo dhexda isa soo taag. Wuuna kacay oo istaagay. See the chapter |