Luukos 6:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Farrisiintii iyo macalimiintii sharcigana waxey raadinayeen marmarsiyo ey Ciise ku dacweeyaan, waxey fiirinayeen inuu Ciise maalinta Sabtida ah qof bogsiiyo. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH7 Culimadii iyo Farrisiintii ayaa fiirinayay inuu sabtida wax bogsiinayo iyo in kale, si ay ugu helaan wax ay ku ashtakeeyaan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah7 Culimmadii iyo Farrisiintii ayaa fiirinayay inuu sabtida wax bogsiinayo iyo in kale, si ay ugu helaan wax ay ku ashtakeeyaan. See the chapter |