Luukos 6:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Maalin kale oo Sabti ah Ciise wuxuu tagay sunagogga oo dadka ayuu wax barayay, waxaa halkaas joogay nin gacanta midig curyaan ka ahaa. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH6 Waxaa sabti kale dhacay inuu sunagogga galay oo wax ku baray; halkaasna waxaa joogay nin gacantiisa midigeed engegnayd. See the chapterKitaabka Quduuska Ah6 Waxaa sabti kale dhacay inuu sunagogga galay oo wax ku baray; halkaasna waxaa joogay nin gacantiisa midigeed engegnayd. See the chapter |