Luukos 6:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Oo haddii aad lacag deymisid kuwa aad ka fileyso iney kuu soo celiyaan, maxey kuu tari? Waayo xitaa dembiilayaashu kuwa sidooda oo kale ah ayey deymiyaan oo ey sugaan in loo soo celiyo. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH34 Haddaad wax amaahisaan kuwa aad ka rajaynaysaan inaad ka heshaan, mahadmaad heshaan? Waayo, xataa dembilayaashuba way amaahiyaan dembilayaasha inay ka helaan intii oo kale. See the chapterKitaabka Quduuska Ah34 Haddaad wax amaahisaan kuwa aad ka rajaynaysaan inaad ka heshaan, mahadmaad heshaan? Waayo, xataa dembilayaashuba way amaahiyaan dembilayaasha inay ka helaan intii oo kale. See the chapter |