Online Bible

- Advertisements -




Luukos 6:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

25 Hoog ayaa idin sugaya kuwiinan hadda dheregsanow, waayo waad gaajoon doontaan. Hoog ayaa idin sugaya kuwiinan hadda qoslayow, waayo waad barooran oo ooyi doontaan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

25 Hoogna waxaa leh kuwiinna haddeer dheregsan, waayo, waad gaajoon doontaan; hoogna waxaa leh kuwiinna haddeer qoslaya, waayo, waad barooran doontaan oo ooyi doontaan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

25 Hoogna waxaa leh kuwiinna haddeer dheregsan, waayo, waad gaajoon doontaan; hoogna waxaa leh kuwiinna haddeer qoslaya, waayo, waad barooran doontaan oo ooyi doontaan.

See the chapter Copy




Luukos 6:25

Follow us:

Advertisements


Advertisements