Luukos 6:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Maalin Sabti ah Ciise iyo xertiisa oo dhex socda beer badar ah, ayaa xertiisi sabuul goosteen oo gacmahooda ku tirtireen kadibna cuneen. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH1 Maalin sabti ah waxaa dhacay inuu beeraha dhex marayay, xertiisuna waxay jarteen sabuulladii, oo intay gacmahooda ku xoqeen ayay cuneen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah1 Maalin sabti ah waxaa dhacay inuu beeraha dhex marayay, xertiisuna waxay jarteen sabuulladii, oo intay gacmahooda ku xoqeen ayay cuneen. See the chapter |