Luukos 5:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Maxaa yeelay Simoon Butros iyo kuwii ey isla jireen oo dhan ayaa ka yaabeen kalluunkii badnaa ey soo qabteen, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH9 Maxaa yeelay, isaga iyo kuwii la jirayba, waxay la yaabeen kalluunkii badnaa oo ay qabteen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah9 Maxaa yeelay, isaga iyo kuwii la jirayba, waxay la yaabeen kalluunkii badnaa oo ay qabteen. See the chapter |