Luukos 5:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Laakiin Simoon Butros goortuu arkay waxa dhacay, ayuu Ciise jilbihiisi isku tuuray oo ku yiri, “Rabbiyow waxaan ahay dembiile, fadlan iga tag.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH8 Laakiin Simoon Butros goortuu waxaas arkay, ayuu Ciise jilbihiisa isku tuuray, oo wuxuu ku yidhi, Sayidow, waxaan ahay nin dembi leh, ee iga tag. See the chapterKitaabka Quduuska Ah8 Laakiin Simoon Butros goortuu waxaas arkay, ayuu Ciise jilbihiisa isku tuuray, oo wuxuu ku yidhi, Sayidow, waxaan ahay nin dembi leh, ee iga tag. See the chapter |