Luukos 5:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Markaas ayey kuwa ey wada shaqeynayeen ee doonta kale ku jiray u baaqeen oo caawimaad weydiisteen, weyna yimaadeen oo labadii doomood ayey kalluun ka buuxiyeen illaa biyaha ku quusi gaareen. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH7 Markaasay u gacan haadiyeen wehelladoodii doonnida kale ku jiray inay yimaadaan oo caawiyaan. Wayna yimaadeen, oo waxay buuxiyeen labadii doonniyood, sidaa darteed ayay u dhowaadeen inay degaan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah7 Markaasay u gacan haadiyeen wehelladoodii doonnida kale ku jiray inay yimaadaan oo caawiyaan. Wayna yimaadeen, oo waxay buuxiyeen labadii doonniyood, sidaa darteed ayay u dhowaadeen inay degaan. See the chapter |