Luukos 5:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Qofna kuma shubo khamri cusub sibraar duug ah, haddii kale khamriga cusub wuu kala dilaacinayaa sibraarada khamriguna wuu daadanayaa. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH37 Ninna khamri cusub kuma shubo qarbeddo duug ah, haddii kale khamrigii cusbaa ayaa qarbeddada kala dildillaacinaya, oo waa daadanayaa; qarbeddaduna waa hallaabayaan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah37 Ninna khamri cusub kuma shubo qarbeddo duug ah, haddii kale khamrigii cusbaa ayaa qarbeddada kala dildillaacinaya, oo waa daadanayaa; qarbeddaduna waa hallaabayaan. See the chapter |