Online Bible

- Advertisements -

Luukos 5:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

36 Ciise wuxuu u sheegay tusaalahaan, “Qofna maro cusub intuu gooyo kuma dul tolo maro duug ah. Haddii kale marada cusub wey halaabeysaa, oo meesha lagu kabayna ma u ekaanayso marada duuga ah.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

36 Weliba wuxuu kula hadlay masaal isagoo leh, Ninna karriin kama jeexo dhar cusub inuu dhar duug ah ku tolo, haddii kale tan cusub ayuu jeexayaa, oo karriintii laga soo gooyay dharkii cusbaa la heshiin mayso kan duugga ah.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 5:36

Follow us:

Advertisements

Advertisements