Luukos 5:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Waxyaalahaas kadib Ciise wuu tagay oo wuxuu arkay canshuur qaade lagu magacaabo Laawi oo fadhiya meesha canshuurta lagu qaado. Markaas ayaa Ciise ku yiri, “Isoo raac,” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH27 Waxyaalahaas dabadood ayuu baxay, oo wuxuu arkay cashuurqaade Laawi la odhan jiray oo fadhiya meeshii cashuurta lagu qaado, oo wuxuu ku yidhi, I soo raac. See the chapterKitaabka Quduuska Ah27 Waxyaalahaas dabadood ayuu baxay, oo wuxuu arkay cashuurqaade Laawi la odhan jiray oo fadhiya meeshii cashuurta lagu qaado, oo wuxuu ku yidhi, I soo raac. See the chapter |