Luukos 5:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Qof walba wuu yaabay oo Illaah ammaanay. Aad ayey uga yaabeen wixii ey arkeen oo waxey dheheen, “Maanta wax layaab leh ayaan aragnay!” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH26 Markaasay wada yaabeen oo Ilaah ammaaneen, aad bayna u baqeen, oo waxay yidhaahdeen, Maanta waxaannu aragnay waxyaalo yaab leh. See the chapterKitaabka Quduuska Ah26 Markaasay wada yaabeen oo Ilaah ammaaneen, aad bayna u baqeen, oo waxay yidhaahdeen, Maanta waxaannu aragnay waxyaalo yaab leh. See the chapter |