Luukos 5:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Isla markii ayuu dadkii hortooda ku kacay, oo derintiisi qaatay gurigiisina sii aaday isaga oo Illaah ammaanaya. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH25 Kolkiiba hortood ayuu kacay, oo qaatay wixii uu ku jiifay, oo gurigiisa tegey, isagoo Ilaah ammaanaya. See the chapterKitaabka Quduuska Ah25 Kolkiiba hortood ayuu kacay, oo qaatay wixii uu ku jiifay, oo gurigiisa tegey, isagoo Ilaah ammaanaya. See the chapter |