Luukos 5:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Markey arintaas u suurtoobi weyday dadkii badnaa aawadood, waxey fuuleen saqafka guriga iyagoo derintiisi ku soo dejiyay dadkii badnaa dhexdooda illaa Ciise hortiisa ey dhigeen. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH19 Markay heli waayeen meel ay ka geliyaan dadkii badnaa aawadiis, ayay guriga dushiisa fuuleen, oo saqafka ayay ka dusiyeen isaga iyo sariirtiisii, oo ay dhex dhigeen Ciise hortiisa. See the chapterKitaabka Quduuska Ah19 Markay heli waayeen meel ay ka geliyaan dadkii badnaa aawadiis, ayay guriga dushiisa fuuleen, oo saqafka ayay ka dusiyeen isaga iyo sariirtiisii, oo ay dhex dhigeen Ciise hortiisa. See the chapter |