Online Bible

- Advertisements -




Luukos 5:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Laakiin warka Ciise ku saabsan aad ayuu u faafay, markaas ayaa dad badan waxey u yimaadeen iney wacdigiisa dhageystaan oona laga bogsiiyo cuduradooda.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 Laakiin weliba warkii isaga ku saabsanaa ayaa sii fiday; o dad aad u badan ayaa u yimid inay maqlaan, iyo in bukaankooda laga bogsiiyo.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

15 Laakiin weliba warkii isaga ku saabsanaa ayaa sii fiday; o dad aad u badan ayaa u yimid inay maqlaan, iyo in bukaankooda laga bogsiiyo.

See the chapter Copy




Luukos 5:15

Follow us:

Advertisements


Advertisements