Online Bible

- Advertisements -




Luukos 5:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Ciise intuu gacantiisa fidiyay ayuu ninkii taabtay oo yiri, “Waan doonayaa, ee bogso!” Isla markiiba baraskii wuu ka bogsaday.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Oo intuu gacantiisa soo taagay, ayuu taabtay, oo ku yidhi, Waan doonayaa ee daahirsanow. Oo kolkiiba baraskii waa ka baxay.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

13 Oo intuu gacantiisa soo taagay, ayuu taabtay, oo ku yidhi, Waan doonayaa ee daahirsanow. Oo kolkiiba baraskii waa ka baxay.

See the chapter Copy




Luukos 5:13

Follow us:

Advertisements


Advertisements