Luukos 4:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Ibliiskii ayaa haddana ku hogaamiyay meel dheer oo waqti yar gudaheeda ayuu ku tusay boqortooyada aduunka oo dhan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Oo markuu kor u kaxeeyey wuxuu wakhti yar ku tusay quruumaha dunida oo dhan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Oo markuu kor u kaxeeyey wuxuu wakhti yar ku tusay quruumaha dunida oo dhan. See the chapter |